berberatoday.com
TALO BIXIN MUHIIMA AH OO CAAFIMAAD
June 9, 2016 - Written by Berbera Today

TALO BIXIN MUHIIMA waxaan walaalahayga soomaaliyeed usoo jeedinyaa waxa ogtihiin maanta aduunka caafimaad ahaan xaga dhakhatiirta dalalka ugu horeya waxa kujira dalka (Hindiya)hadaba somali Faro badan ayaa caafimaad ahaan ujoogta xanuunada laga helaana badanaa somalida kuma dhici jirin sida burooyinka maskaxda. Caloosha.kansarka.alsarka.hadaba waxa dhakhaatiirta halkan joogaa aycadeyeen in ay jiraan waxan wax sababaya waxa kow ka ah sharaabka bowdharka ah . Maraqdigaaga.caanaha bowdharka ah iyo qaadka oo Isaga ay dhakhatirti go aansadeen qofka Cuna inaanay dawayba .Waxa kaloo kujira bariiska waa lakariyay Korka kaga qorantahay waliba waxa ina siidilay Waxaa dhamaan talfeeshida ayaa laga xayaysiiyaa i yadoo dadka loo Tusayo inay wacanyihiin waxa kasii daran daawooyinka laguugu dhigayo waa yurub i yadoo dhakhaatiirta hindiya joogtaa aycadeeyey in hindiya suuqmadow lagaga sameeyo waxan leeyahay dadka shacabkoodii Waxaa kulaynayaa ilaahay hakabaqen oo hayska dayaan waxaa telafeshinada uxayaysiinayaana ilaahay kabaqa somalida waxaan odhanlahaa waa bil rabadaan qofka waxyaalahaa keena ee joojinwaya habaara in ilaahay idinka qabto Codsi qofkastow haday taladaasi Saxan tahay sii gudbi mahadsanidi

W/QYasin Shide
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews