Daawo Muqaalka”Wasiir Cali Gadheer Oo Lagu Dirqiyay Inuu Taageero Uraadiyo Kireynta Dekeda Berbera Oo Kala Hadlaya
June 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda xanannanada xoollaha Cali Maxamed Cilmi cali gadheer ayaa goor danbe ka hadlay heshiiska maalgashiga ee u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta
