berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Dalka Canada Oo Ku Dhawaaqay Inuu 30 Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Soomi Doono Isaga Oo Aan Muslim Aheyn
June 10, 2016 - Written by Berbera Today

Toronto(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Canada Oo Ku dhawaaqay Inuu 3o Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Soomi Doono Isaga Oo Aan Muslim Aheyn

Halkan Hooseb Ka Daawo Muuqaalka Xildhibaan Mark Holand oo katirsan Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Dalka Canada ayaas heegay 3o maalmood ee bisha barakaysan ee Ramadaan la soomi doono dadyawga Muslimiinta ah ee ku kala sugan daafaha caalamka sidoo kale Marka Holand waxa uu sheegay inuu lacagtii kaga bixi jirtay Cuntooyinka iyo waxyaabaha kale uu 30kaa maalmood siin doono dadka jilicsan ee baahidu hayso.

Mudanahan oo katirsan Xisbiga Liberalka Dalka Canada ayaa la sheegay inuu sanadkii horena Soomay bisha ramadaan ee barakaysan isaga oo sheegay inuu aad uga hel;ay tijaabo uu ku sameeyay soomka bisha ramadaanta ee barakaysan

Waxa kaloo uu intaas kudaray Xildhibaanka Katirsan Golaha Wasiirada Dalka Canada inuu mucjisooyin caafimaad oo badan kala kulmay soomkii uu soomay sanadkii hore taasina ay keentay inuu soomka Bisha Barakaysan ee Ramadaankana Ku celiyo isaga oo xusay inuu Lacagtii Qadada iyo quraacda kaga bixi jirtayana sadaqad ubixin doono

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews