berberatoday.com
“Cabdiraxmaan Cirro, Wuxuu Isu Arkaa Madaxweyne Aan Weli La Dhaarin “.. Muj .Cali Guray H
June 11, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Yuusuf Axmed Cali Guray oo hore u ahaa gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu ka hadley safarada is dabo jooga ah ee gudoomiye Ciro ku tagaayo qaar ka mid ah dalalka Caalamka

Ciro Iyo Cali Guray

Muj Cali Guray oo qoraal uu aritani kaga hadlaay sao dhigay barta uu  ku leeyhay  shabakada xidhiidhka  Bulshada ee Facebook ayaa waxaa uu waxaa calaama’tu-cajiib saaray  isla markaana uu majeertay ujeedooyinka khaaska ah ee ay safarrada guddoomiye cirro daaran yihiin waxaana uu  ku  bilaabay

“Cajiib!   Guddoomiyaha Wakiillada miyaan isaga laga sugayn Xeerkii lagu dooran lahaa Wakiillada. Kolay anigu inuu danaynayo uma arko. Waxay ila tahay Guddoomiyaha inta Xeerkaasi maqan yahay waxay ahayd inuu waran ku taagan uu u arko oo mar kasta ka hadlo sidii loo dardar gelin lahaa.

Isaga oo soo qaadaya xataa anigu ma arko in kasta oo joogitaankiisa dalkuba uu naadir yahay oo wakhtigiisii noqday mar uu dayuurada sii saaran yahay ama soo saaran yahay. Mar uu soo degay oo Madaarka la dhooban yahay oo la soo dhawaynayo ama la sii dhawaynayo iyo mar uu dalka debadiisa wareegayo oo xafladiba xaflad u dhiibayso arrinkiisuna yahay HA WAREEGTO GIRAANTU.

Qaranka waxa uu u hayaa xil aanay musharixiinta kale uu la tartamaya aanay u hayn oo aan lagula xisaabtami doonin laakiin isaga aan bun laga dhimi doonin ee lagula xisaabtami doono. Isagiina umaba jeedo nin xilba ka saaran yahay Golaha Wakiiladana isumuu dhigin. Calaa kuli xaal wuxu isu arkaa Madaxwaynaha aan weli la dhaarin ee mustaqbalka dhaw, Alla Kariim” ayuu yidhi Muj. Cali Gurey.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews