Guddoomiye Cirro Oo Ka Qayb Galay Kulan Baarlamanka Sweden Kaga Dooday Aqoonsiga Somaliland Iyo Doorka Xisbigisiisu Ku Lahaa
June 12, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay mooshin ku saabsan Ictiraafka Somaliland oo ay soo diriyeen Xisbi ka tirsan Xisbiyada dalka Sweden iyo Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani oo la hor keenay Barlamaanka Dalka Sweden, oo walibana su’aalo ku saabsan qadiyada Somaliland oo barlamanka dalka Sweden weydiinayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden.