berberatoday.com
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Haween Weynaha Somaliland Ka Raali-geliyey Hadal Deelqaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe Iyo Fariin Aadag Uu Faysal Udiray
June 12, 2016 - Written by Berbera Today

“Hunguri wedkii ma arko, ama bood ama caytamaaya ama cirka Qabo, walaahi ilaa aakhiro kaa Hadhi mayno adiga iyo kuwa dabada kaa wadana”Jamaal Cali Xuseen

jamaal xaqdoon

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa xilka Madaxweynaha xisbiga Ucid Jamaal Cali xuseen ayaa Xaal ka bixiyey hadal deel qaafku ah Haween waynaha somaliland oo kasoo yeedhay gudoomiye faysal Cali waraabe. Musharrax jamaal cali xuseen waxa Ku yidhi qoraal kooban oo uu soo saaray sidan.

“..Carab Dalab leh cadaabtu heshay, Caalim iyo sheekee. Marka Hore waxaan xaal gole Joog ah siinayaa Haweenka uu gefay Faysal Cali Waraabe. Miyaanu ogeyn inay Haweenku yihiin laf dhabarta dalka Ee isku Haysa reeraha, in hooyooyinka iyo hablaha uu Faysal caayo maanta Waa shay laga xishoodo. Waxaanan leeyahay hablahaygiiyoow xaal qaata; Kolay maanta xaaladuu ku SUGAN yahay maaha mid Sahlan waxaanay u baahan tahay gurmad. Dacwaddii maantuna waxay ahayd ka badbaadinta Faysal Ee xisbigga UCID iyo hanaanka anshaxa dimuqraadiyadeed iyo ixtiraamka shuruucda xisbiyadda. Maanta waxaa kala cadaan doonta in qof uu af duubi karo Xisbi Qaran, OO uu heshiis yada markay u baneyso ka bixi karo, OO 120,000 OO cod keligii jeebada ku shuban karo, xisbi Kalena u adeegi karo. Hunguri wedkii ma arko, ama bood ama caytamaaya ama cirka Qabo, walaahi ilaa aakhiro kaa Hadhi mayno adiga iyo kuwa dabada kaa wadana. Taageerayaalow samra Ilaahay Waa caadile”.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews