Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warramay Kulankii Ay Yeesheen Waftiga Itoobiya Kayimi
June 12, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay wefti ka kooban Sagaal Xubnood oo dalka yimid oo uu hogaaminayo Wasiirul Dawlaha Wasaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka itoobiya, waxaanu Wasiirku sheegay in ujeedada Safarkoodu uu iskaashiga labada dal iyo walba dhibkii ka dhacday deegaanka Gaashamo ee dadka maatida ah lagu laayey.