berberatoday.com
“Anagu Waxaanu U Shaqaynaa Wasiirka Madaxtooyada Waana Macalinkaygii Siyaasada,Cid Na-Eryi Kartaan Ma Jirto” Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Duulista.
June 13, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Anagu waxaanu u shaqaynaa Wasiirka Madaxtooyada waana Macalinkaygii Siyaasada Cid na Eryi kartaana ma jirto , Maxamuud Xaashi Ayaa I magacaabay Aniga iyo intayada Wasaaradan ka Shaqaysa, Haduu Shaqaale Hoosaad-yahay iyo Mid Masuulaba, Welina Saamayn badan ayaa nagu Leeyahay

agaasimaha

Oo Isaga ayaa aanu anagu meeshan u joognaa, Wasiir, Maamule iyo Shaqaalaba, Sidaasi Waxaa ku Baanay Agaasimaha Wasaarada Duulisata iyo Hawada Somaliland Cumar C/laahi Aadan, Waxaanu ku Haasaaway in uu yahay mid aan Qaranka u Shaqayn ee u Shaqeeya Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo Dhawaan laga Badalay Wasaaradan uu Agaasimaha ka yahay Cumar Sayid Sheegtay in uu u Shaqeeyo Shaqsiga Gaarka ah

Inta badan dhaliilaha iyo khaladaadka faraha badan ee ka muuqda Wasaarada Fadhiidka ah ee Duulista iyo Hawada ayaa Markaad Waydiiso Masuulka iyo kuwa Madaarkaba Waxay ku hal-Celiyaan in ay u Muuqdaan intaasiba iyagoo marka Qaarna kuu sheegay Khaladaad intaa ka badan, Balse marka dambe ayay Hadalka ku soo Af-meerayaan in ay U Shaqeeyaan Wasiir aan isba Wadan Jacayl ku Jirin oo ah Wasiirka Madaxtooyada waa si ay yidhaahdeene,

Geesta kale ayaa Goobaha lagu Caweeyo ay Masuuliyiintan uu ugu horeeyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulistu uu isaga iyo kooxda Maxamuud Xaashi lagu Macag-baxday ay si aan qarsoodi lahayn ugu sheegaan in aan cidi eryi karayn oo ay u shaqeeyaan Wasiirkaasi Madaxtooyada

 

 

 

 

Xigasho : Hangoolnews

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews