berberatoday.com
Dad Lagu Laayay Weerar Ka Dhacay Mareykanka
June 13, 2016 - Written by Berbera Today

Orland(Berberatoday.com)-Boolsika magaalada Orland ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 qof lagu dilay weerar ka dhacay baar habeenkii lagu caweeyo.

orlandoWaxa ay xaqiijiyeen in ninkii geystay weerarkaasi oo hubeysani uu afduub u qabsaday dad, isaga oo sidoo kale rasaas ku furay booliska ka hor inta aan la toogan.

In kabadan afartan qof oo dhaawac ah ayaa la geeyay cusbitaal.

Booliska ayaa baaraya in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso iyo in kale.

Waxa ay sheegeen in ninkaasi dableyda ah oo la rumeysan yahay in uu kaligii ahaa uusan ka mid ahayn dadka deegaanka.

 

 

Source: Bbc somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews