Daawo Muqaal : Wasiirkii Warfaafinta Ethiopia oo Hotel uu Dagnaa Lagu Weeraray Maanta dalka …
June 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Daawo Muqaal : Wasiirkii Warfaafinta Ethiopia oo Hotel uu Dagnaa Lagu Weeraray Maanta dalka …
Jun 14, 2016 – Wasiirka Warfaafinta Dalka Ethiopia oo dagan hotel kuyaala dalka Germany ayaa weerar lagu qaaday Xili uu fadhiyey Makhaayada kutaala hotelkaas,Muuqaalka Ceebta Ka Raacday Wasiirka Warfaafinta iyo isgaadhsiinta ee Gumaysiga Itoobiya Getachew Reda oo Kujira Hotel wayn oo kuyaka Germany Ceebta Ka Raacday daawo.