Donald Trump Oo Aflagaadeeyey Somaalida Ku Nool Dalka Mareykanka
June 14, 2016 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Donald Trump oo ah ninka la filayo inuu noqdo Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa mar kale ku celiyay baaqiisa ahaa in Muslimiinta laga mamnuuco Mareykanka.