berberatoday.com
Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Oo Si Tiiqtiiqsile Uga Hadlay Xasuqii Ciidamadiisu Ka Geysteen Deegaanka Gaashaamo
June 14, 2016 - Written by Berbera Today

Melbourn(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Dadkii Shacabka ahaa ee shantii bishan Ciidammada Liyuu Booliska iyo Kuwa Federaalka Ethiopia ku laayeen deegaanka Jaamac-Dubbad oo ka tirsan degmada Gaashaammo ee gobolka Jarar ee Bariga dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Cabdi Maxamuud Cumar oo ku sugan magaalada Melbourn ee waddanka Australia, ayaa oo u warramay Idaacad dalkaas ku taallaa, waxa uu sheegay inay labada dhan dhinaca Shacabka iyo dhinaca Ciidankaba Khasaare jiro, isla markaana uu yahay mid aan loo baahnayn in cidi ku dhimato marka loo eego sababta isku dhaca keentay ama dhalisay.

Waraysiga kooban ee uu Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar bixiyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews