Proffesor Samater Oo Ku Biirid Aan Niyad Aheyn Ku Qaabilay Soo Dhaweyntii Xisbiga Kulmiye , Diideyna In Calanka Kulmiye La Saaro Ama Uu Huwado+(Sawiro )
June 14, 2016 - Written by Berbera Today
![????????????????????????????????????](http://berberatoday.net/wp-content/uploads/2016/06/rays.jpg)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof. Axmed Ismaaciil Samater ayaa Ku Biirid Aan Niyad Aheyn Ku Qaabilay Soo Dhaweyntii Xisbiga Kulmiye isla markaana waxaa uu Prof. samater uu si cad u diday in garabka loo sudho calanka xisbul xaakimka kulmiye taas oo lagu macneen karo in ku biiridiisu aanay aheyn mid uu niyad wacan u hayo ka mid ahaanshaha xisbga Kulmiye balse uu ugalay ama ugu biiray Ujeedo aan sii waarayn oo isaga ugaara ama shuruud ku xidhan
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada madashii maanta
![????????????????????????????????????](http://i0.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/06/DSC_8296-1.jpg?resize=700%2C465)