berberatoday.com
Wasiirka Madaxtooyadda oo Laf Dhuun Gashay Ku Noqday Xisbiga Kulmiye Iyo Xiisadd Ka Dhex Taagan Isaga Iyo Muuse oo Meel Xasaasi ah Maraysa
June 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka madaxtooyadda somaliland maxamud xashi cabdi ayaa laf dhuungashay ku noqday xisbiga kulmiye kadib markii gudoomiyaha kulmiye kaga baxay heshiis ay wada galeen

maxamuud xaashiGudoomiyaha kulmiye ayaa wakhtigii dagaalka lagula jiray garabkii wasiirkii hore ee madaxtooyadda ee isbahaysiga u balanqaaday maxamud xaashi inuu ka shaqaynayo hindise cusub oo ahaa sidii uu noqon lahaa gudoomiye ku xigeenka xisbiga booskaas oo uu hada fadhiyo maxamed kaahin axmed
taasoo keentay in maxamud xaashi ku dhiirado dagaal culus oo uu ku qaaday garabka isbahaysiga kulmiye ee uu hogaaminayay xirsi, balse muuse biixi oo lagu tilmaamo shaksiyaadka aan wacadka lahayn ayaa muddo yar kadib kaga baxay maxamuud xaashi isagoo sidoo kale ku soo ciyaarsiiyay siyaasi ay isku beel yihiin oo lagu magacaabo xasan gaafaadhi kaas oo dhawaan muuse biixi ku daray guddida fulinta ee xisbiga kulmiye

maxamuud xaashi oo ka cadhaysan heshiiskii muuse kaga baxay ayaa laf dhuungashay ku noqday hawlihii xisbiga ee madaxtooyadda isagoo aargoosi siyaasadeed la ciyaaraya gudoomiyaha kulmiye oo wasiirka madaxtooyadda ku sameeyay khiyaamadii qarniga

waxaanay taasi keentay in dhamaan hawlihii xisbiga ee madaxtooyadda carqalado badani la soo darsaan islamarkaana ay kala xidhiidh furmaan kulmiye iyo madaxtooyadu

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews