Ciidamada liyuu Booliska Itoobiya Oo Ka Kaxaystay Tuulada Gor-Gor 50 Qof Isugu Jira Saladiin,Cuqal iyo Waxgarad
June 16, 2016 - Written by Berbera Today
Gaashamo(Berberatoday.com)-iyadoo ay mudoyinkii u danbeyayba xaalad adag oo qalafsani ay ka taagnayd ka dib markii ay ciidamada dowlad deganka somalida ethiopia ee loo yaqaano Liyuu Boolis ay xasuuq ba-an ka gaysteen tuulada jaamac Dubad oo hoos timada degmada Gashaamo isla markaasna ilaa iyo imika aan laga gaadhin wax xala dadkaasi la xasuuqay,
