berberatoday.com
Ciidamada Ka Hortaga Falalka Argagixisada Ee RRU-da Oo Howl Gal Culus Ka Fuliyay Hutel Hurdo Oo Borama Kuyaala
June 16, 2016 - Written by Berbera Today

rrBorama(Berberatoday>com)-Ciidamada LA Dagaalanka Argagixisa Somaliland Ee Loo Yaqaano RRU-da Ayaa Xalay 02:40 minute Saacada Geeska Africa Waxay Howl Gal Culus Ka Fuliyeen Hotel Brothers Oo Ku Yaala Agagaarka Gol Jano Cafeteria Ee Magalaada Borama,Waxayna Hotelkaasi Kala Baxeen Ciidamadu Nin ilaa Hada Aan La Garanayn Haybtiisa Oo isla Caawa Uun Soo Dagay Hotelka Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Maamulkii Hotelkaasi Brothers. Waxana Lala Qaaday Boorsooyin Uu Watay Sida Ay Dad Goob Jooga Sheegeen.
Iyadoo Dhinaca Kalena Ay Ciidamadu Jidh Dil U Gaysteen Dadkii Hotelka Daganaa,Waxana Ay Dhamaan Ciidamadu Gacanta Ku Dhigeen Wixii Tilifoonadii Gacanta(Nobilada) Ay Haysteen Dadka Daganaa Hotelkaasi.
Sida Ay Xaqiijiyeen Dad Ka Agdhawaa Goobta Hotelka Ayaa Waxa Ay Sheegeen in Ciidanka Howl Galka Fuliyey Wateen in Ka Badan 20 Gawaadhi,Waxna Dhamaan La Xidhay Jidadka Soo Gala Hotelka Howl Galka Laga Fuliyay,Iyadoo Dhamaan Lagu Amray Dadkii Goobtaasi Ka Agdhawaa inay Ka Fogaadaan Hotelka.
Howl Galkani Ay Caawa Ciidanka LA Dagaalanka Argagixisadu Ka Fuliyeen Gudaha Magaalada Borama Ayaa Waxa Hagaysa Gabadh Xidhnayd Dhar Shacaba Sida Ay Sheegeen Dadkii Ku Sugnaa Hotel Brothers.Waxana ilaa Hada LA Garanayn Ninkaasi Ay Ciidanku La Baxeen Cida Uu Ahaa iyo Halka Uu Ka Yimiday.

rr2 rr3

 

 

Wariye Hoori

Borma Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews