berberatoday.com
“Turkigu Wuxuu Inoo Haystaa Maamul Goboleed Ka Tirsan Somaliya”Xildhibaan Nacnac
June 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac), ayaa ka hadlay fikirkiisa ku saabsan dhex dhexaadnimada Dawladda Turkiga ee wada hadalada Somaliland iyo Somaliland, waxaanu sheegay in aanay marnaba Turkigu dhex ka noqon korin wada hadalada,Somaliland u haysto maamul goboleed ka mid ah Somaliya.

XIL NACNAC
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Dugsiga Turkiga (Ex Xalane), oo dayrkiisu dhimasho iyo dhaawac ku keenay dad rayid ah, waxaanu ugu baaqay in Turkigu iska bixiyo magtii dadkaas, isaga oo arintan ka hadlayana wuxuu yidhi “Waa wax cad oo aan qarsoonayn in aanu marnaba Turkigu daacad ka ahayn wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, mar walba wuxuu u janjeedha oo uu si cad u taageera Somaliya, Turkigu wuxuu inoo haysta maamul goboleed ka tirsan Somaliya, malaa wuxuu ina moodaya sida jabhada PKK ee la dagalaanta, waxaan se u sheegaya in aanu Somaliland ku khaldoomin ee Somaliland tahay dal madax banaan oo wax walba qabsaday.


Dayrkii Dugsiga Turkiga ee Hargeysi wuxuu ku soo dumay dad rayid ah oo xoogsato ah oo masaakin ah, dadkaasi qaar wey dhinteen qaarna waa dhaawac culus, waxaan leeyahay oo aan farayaa Turkiyoow Dugsii qudha ee aad dalka ka sameeystay dhimasho iyo dhaawac ayuu sababee dadkaas magtoodii iska soo bixi, wax kale oo aad na tarto iska daaye”.


Geeska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews