berberatoday.com
Aqoonyahan cabdi Daakir oo sharaxay Sharcinimada Musharrax jamaal Cali xuseen Guddida Diiwaangelinta ku Booriyey Garsoor Cadaalad ku Salaysan…
June 17, 2016 - Written by Berbera Today
Boobkuna Cidna Kuma Fiicna  Arinta Xusbiga Ucidna Qofkasta Oo Islaam Ahi Waa Arkaa,

Musharaxa  Jamaal Ali Huseen Inuu Yahay mid Sifo Sharci Ku Yimid Oo La Boobayo. Dalkuna Haddii Dhinac kasta Laga Boobo Waxaa Suurto Gal Ah In Siyaasad Xumi Ay Ina Hor Timaado. Dalkuna Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Waa Dal Aan Caalamku Aqoonsanayn… Duniduna Somaliland Waa Dal Dimuquraadiyada Isku Maamula Ayaynu U Sheegnay, Caalamkuna Il Gaar Ah Ayuu Inagu Eegayaa Sida Nidaamku Inoogu Shaqeeyo Oo Dalka Cadaaladu U Shaqayso.  Umaduna Ugu Siman-tahay Hogaanka Siyaasada Dalka.

Khayraadka Dalka  . Awooda Dalka .. Waxaan Shaki Ku Jirin Maanta Waxkasta Oo Inaga Muuqda  Siyaasada Dalka Sawirka La Daawanayo Inuu Yahay Mid Ka Fog Nidaamka Dalka Loogu Tallo Galay ..Dalka Dhinac Kasta Laga Boobay Hantidii Guud  La Boobay. ..Haddaad Eegto Xukuumada Waxaa Ku Cad Boob Qaawan Miisaaniyada Dalka Cid La Xisaabiyay Oo Xisaab Xidh Lagu Sameeyay Lama Arag …Gorsoorkii Dalka Ayaa Wax Boobaya Oo Haddii Nin Kuxuumada Awoodku Lihi Ama Nin Ganacsatada Ahi Uu Dhul Aad Leedahay Kugu Qabsado Maxakabadii Lacag Ayay Siinayaa Dhulkii Iyagaa Garsoorkii U Xukumayaa…Golaha Wakiilada Xeer Marka Laga Baasgaraynayo Cashuurta In La Kordhiyo Ku Saabsan Ama Nin Ganacsi Wata Umada Uu Ku Boobayo Golaha Wakiilada Joonyad Lacag Ah Ayaa La Siiyaa Waana La Baas Gareeyaa…Somalidu Waxayku Maahmaahdaa Mayd Kee U Dambeeyay . Kaa La Sii Siddo Musharax Madaxweyne Oo La Soo Doortay Dasturkii Xusbiga Iyo Dalkuurka Dalku Xalaaleeyeen Oo Sifo Jamaal Ali Huseen Lagu Baddalo Xaaraan Tahay Maanta In Jamaal Ali Huseen La Boobayo Shacabku Waa Markhaati … Caalamku Waa La Socdaa Sharci Inuusan Ka Shaqayn Dawlada Somaliland Ka Jirtaana Koox Boobaysa Dalka Iyo Dhaqaalihiisa ..

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews