Garoowe(Berberatoday.com)-Shaqasigii xasuuqa ba,an ka geystay gobaladii waqooyi ee dalka Somaliya Gacan Kudhiigle Korneyl Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo waayihii ugu danbeeyey ku maqanaa dalalka dibada ayaa hada ku sugan Maamulka Putland oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.