Boko Haram Oo 18 Qof Dishay Waqooyi Bari Dalka Nigeria
June 18, 2016 - Written by Berbera Today
Lagos(Berberatoday.com)-Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in Boko Haram ay dileen dad gaadhaya 18 qof,
Dilkan waxaa la sheegay inuu ka dhacay waqooyiga bari ee dalkaasi Nigeria.
![111](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/06/1111.jpg)
Wararku waxay sheegayaan in Boko haram ay rasaas ku fureen goob tacsiyo ay ka socotay.