Dowladda Ciraaq Oo Sheegtay Inay Qabsatay Magaalada Fallujah
June 18, 2016 - Written by Berbera Today
Fallujah(Berberatoday.net)-Qudbad uu telefishenka ka jeediyay ayuuna ku sheegay in Fallujah ay gacanta soo gashay.
Waxuu intaasi raaciyay in magaalada ay ku harsan yihiin koox yar oo Daacish ah.
Ra’’isul wasaaruhu waxuu cadeeyey in saacadaha soo socda la nadiifin doono magaaladda