berberatoday.com
Maxkamada Ciidamada Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay 43 Maxbuus Oo Ka Mid Ah Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Puntland Iyo Shabaab Ku Dhexmaray Xeebaha Gobolada Mudug iyo Nugaal
June 18, 2016 - Written by Berbera Today

shabaabGarowe(Berberatoday.com)-Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay 43 maxbuus oo ka mid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Puntland iyo shabaab ku dhexmaray xeebaha Gobolada Mudug iyo Nugaal .

Sidaas waxaa Radio Sahan u sheegay xeer ilaaliyaha Maxakmada ciidamada ee Gobolada Nugaal iyo Sool Cabdulaahi xirsi cilmi

Xeer ilaaliyahu waxaa uu beeniyey warar ay qoreen mareegaha internetka qaarkood oo sheegayey in dadka la xukumay ay ku jiraan kuwo da’doodu ka hoosayso 18sano waxaana uu sheegay in labo qof 16jir ahaa maxkamadu dib u celisay oo aysan xukumin waxaana uu tilmamay in warkaasi been yahay goobta lagu xukumayeyna ay joogeen ha’ado caalami ah oo xaquuqda caruurta u dooda.

Maxkamadaynta maxaabiistan ayaan imanaysa xili madaxwayne Gaas dhawaan ku dhawaaqay in ay layn doonaan maxaabiista shabaabka ah ee xabsiyada Puntland ku jira

 

 

Mohamed Said Yusuf
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews