berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Raysal Wasaaraha Giriiga Oo Hadyadii Ugu Layaabka Badnayd Siiyay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
June 19, 2016 - Written by Berbera Today

Athena(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka Giriiga Alexis Tsipras, ayaa jaakeedada badbaada ee tahriibayaashii dalkiisa dalan doolka ku soo galay xidhnaa, hadiyad u siiyay xoghayaha guud ee qaramada Midoobay, Ban Ki Mon oo dalkiisa booqasho uu xaalada tahriibayaasha ugu kuur gelayo ku tagay, taas oo lagu tilmaamay hadiyad aad u layaab badan, kuna cusub nidaamka dublamaasiyada dunida.

Raysal wasaaraha Giriigu waxa uu Ban Ki Mon hadiyad u siiyay, Jaaketka badbaada ee marka lagu safrayo doonyaha la xidho, taas oo ka mid ahayd kumanaan laas koodhadood oo tahriibayaasha dalkaas naf la caariga ku soo gala, laga saaro, kuwooda soo badbaada iyo kuwa dhinta labadaba, waxaanay hadiyadani noqonaysa mid tahriibe laga reebay ama uu dalkaas la soo galay oo lagu maamuusay xoghayahaqaramada midoobay Ban Ki Mon.

jjjjj

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews