berberatoday.com
Dadka Ku Nool Jasiiradda Okinawa Ee Dalka Japan Oo Mudaharaad Kala Horyimi Ciidamo Mareykan Ah Oo Jasiiradaas Ku Sugan
June 19, 2016 - Written by Berbera Today

Japan(Berberatoday.com)-Kumannaan qof ayaa isugu soo baxay jasiiradda Japan ka tirsan ee Okinawa, waxaana ay diidan yihiin ciidanka Maraykanka halkaasi kaga sugan.

dibad

Mudaharaadka, oo ah kii ugu ballaadhnaa labaatankii sano ee lasoo dhaafay, ayaa ka dhashay kufsi iyo dil la sheegay in askari hore oo Maraykan ah uu u geystay haweeney ka tirsanayd dadka jasiiradda ku nool.

Dadka dibed baxa dhigaya ayaa dalbanaya in ciidanka Maraykanka ay Okinawa isaga guuraan.

Saldhiga ciidan ee uu Maraykanka ku leeyahay jasiiradda Okinawa ayaa waxaa kahawlgala 26,000 oo askari, waxaana uu ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhantahay boqolkiiba 20 jasiiraddaasi.

Saldhiga ayaa qeyb muhiim ah ka ah xidhiidhka ammaan ee ay wadaagaan Maraykanka iyo Japan.

 

 

 

sourec BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews