berberatoday.com
Maxaabiis Laga Sii Daayay Xabsi ku Yaala Magaalada Falluja Ee Dalka Ciraaq
June 19, 2016 - Written by Berbera Today

Falluja(Berberatoday.com)-Ciidanka ammaanka ee Ciraaq ayaa sii daayay 350 qof oo ku xirnaa xabsi uu ururka isku magacaabay dowladda Islaamka ku lahaa magaalada Fallujah.
160529035557_iraq_cts_512x288_afp_nocredit
Maxaabiistaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay ka muuqato gaajo iyo oon.

Dagaalyahannada ururkaasi ayaa magaalada gacanta ku hayay labadii sano ee lasoo dhaafay.

Milateriga Ciraaq ayaa ururka dowladda Islaamka ka saaray inta badan Fallujah, balse waxa ay weli la kulmayaan iska caabin xooggan.

Dagaalyahannada ururkaasi ayaa sidoo kale adeegsanaya gawaarida walxaha qarxa laga buuxiyay, waxaana xalay ay labo gaari ku qarxiyeen gudaha magaaladaasi, walow aan la sheegin inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay.

 

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews