Engineeradii Iyo Khabiiradii Shirkada DP Wold Ka Socday Oo Madaxda Waaxyaha Dekeda Berbera Kulamo Kula Yeeshay Aqalka Madxtooyada Berbera
June 20, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Engineeradii iyo Khabiiradii la sheegay inay qiimaynaya Dekeda Berbera iyo Qaabka sy ushaqayso guud ahaan oo shalay laba gabale Dekeda berbera dhex mushaaxaayay ayaa habeenkii xalay kormeer kutagay Maraakiibta dekeda kuxidhan ee badeecadaha kala gedisan rogayaa iyaga oo iskudayay inay wareysiyo la yeeshaan madxda Muruqmaalka Dekeda berbera ka Xoogsade balse ay diideen Madaxda Muruqmaalka dekedu inay Wax wara siiyaan Khabiiradaa ajinabiga ah ee kasocda shirkada DP World ee Xukumamada Somaliland danmacsantahay inay ka kirayso Dekeda berbera mudo kusiman 30 sanadood