berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Oo Ku Sugan Guriga Muuse Biixi Kana Xod-xodanaaya Inuu Ka Muslaxo Guddida Diiwaangelinta Iyo Muuse Biixi Oo Bixiyey Lacagta Labadii Qareen Ee Udooday Dacwadii
June 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa saddexdii Habeen ee uu danbeeyey ku sugnaa Guriga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Gudoomiyaha kale  xisbiga Xukuumadda Muuse Biixi
 cabdi ka codsanayaa inuu kala hadlo Guddida Diiwaangelinta si loogu Xukuumo isaga. Maadaama oo markii horeba uu qoolka geliyey Muuse Biixi Cabdi.
Wararkii u danbeeyey ee labadan masuul wadayeeshan ayaa sheegaya inuu muuse Biixi uga balan qaaday Faysal Cali Waraabe inuu kala hadli doono Gudoomiyaha Guddidaas inkastoo uu sheegay inaanay isku fuicnayn Muuse iyo Cabdiriaaaq Ciyaale.
Geesta kale Gudoomiyaha Ucid ayaa Muuse Biixi Cabdi ka qaaday Lacagtii labada Qareen ee u doodaayey.
Faysal Cali Waraabe ayaa ka cabsi qaba inay guddida Diiwaangelintu si cadaalad ah uga garnaqdo, isla markaana kasoo saarto go”aan cadaaladeed oo dhigaya sidii Xeerku yahay.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews