Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Dalka Congo Oo Maanta La Xukumi Doono
June 21, 2016 - Written by Berbera Today
Kinshasa(Berberatoday.com)-Maxkamadda dambiyada adduunka ee ICC ayaa la filayaa in maanta ay ku dhawaaqdo xukun ka dhan ah madaxweyne kuxigeenkii hore ee Congo, Jean Pierre Bemba.
Bemba ayaa horey loogu helay dambi ah in uu ku guuldarestay in ciidamadiisa uu ku amro in ay joojiyan dil iyo kufsi.