berberatoday.com
Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Dalka Congo Oo Maanta La Xukumi Doono
June 21, 2016 - Written by Berbera Today

Kinshasa(Berberatoday.com)-Maxkamadda dambiyada adduunka ee ICC ayaa la filayaa in maanta ay ku dhawaaqdo xukun ka dhan ah madaxweyne kuxigeenkii hore ee Congo, Jean Pierre Bemba.
cong
Bemba ayaa horey loogu helay dambi ah in uu ku guuldarestay in ciidamadiisa uu ku amro in ay joojiyan dil iyo kufsi.

Ciidammada ayaa la sheegay in xadgudubyadaas ay ka gaysteen gudaha Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.

Bemba ayaa la sheegay in dalkaas uu u diray in ka badan kun askari si ay gacan uga geystaan la dagalanka mucarad dowladda ka soo horjeeday.

Xukunka uu ku mutaystay kufsiga lagu soo eedeeyey ayaa ah kii ugu horreeyey ee ay rido maxkamada caalamiga ee dambiyada adduunka.

Waxaana goa’ankaasi ah in Bemba dambi lagu helay soo dhaweyay kooxaha u dooda xaququl aadanaha.

 

 
Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews