berberatoday.com
Soomaali Ka Barbar-dagaalamayey Kooxaha Islaamiyiinta Ah Oo Ku Dhintay Suuriya
June 21, 2016 - Written by Berbera Today

Xalab(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah Dhallinyarada Soomaalida ah ee ka barbar dagaalamaya Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Dagaalka kula jira Ciidammada Dawladda Suuriya, ayaa dhintay.

Ninkan Dhallinyarada ah oo la rumaysan yahay inuu ka mid yahay Soomaalida Jihaad-doonka ah ee ka haajiray Dalalka Reer Galbeedka si ay uga barbar dagaalamaan Kooxaha Islaamiyiinta ah, ayaa Kooxda uu ka tirsanaa dhexdeeda looga yaqaanay Abu-Zubeyr A-Soomaal, inkasta oo aan Magaciisa Saxda ilaa hadda la heynin.

Ninkan oo ka tirsanaa Kooxda Al-nusrah oo Xidhiidh la leh Al-qaacida, ayaa ku dhintay Dagaal ka dhacay Gobolka Xalab ee Dalka Suuriya, kaasi oo Kooxdiisu markii dambe ku qabsatay Magaalo Lagu Magaabo Khalasah.

Sida Warbaahinta Al-shabaab ku warrantay Ninka Dhallinyarada ah, ayaa ka mid ah Boqollaal Soomaali ah oo ka barbar dagaalamaya Kooxaha Al-nusrah ka mid tahay, kuwaasi oo Dagaallo aan dhammaad lahayd ka wada Ciraaq iyo Suuriya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews