Kuuriyada Woqooyi Oo Tijaabisay Gantaallo Hor Leh
June 22, 2016 - Written by Berbera Today
pyoyang(Berberatoday.com)-Kuuriya Koonfurta ayaa sheegaysa in Kuuriyada woqooyi ay tijaabisay labo gantaal oo hor leh, iyadoo jebisay xayiraadihii ay horey qaramada midoobey ugu soo rogtay dalkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in gantaaladaasi oo loo maleynayo in ay yihiin kuwa riddada dheer ay tijaabintooda kala dambeysay muddo labo saacadood ah.