berberatoday.com
MUJ. CALI GURAY OO KA HADLEY TALAABADA AY DAWLADA ETHIOPIA HAWDA SATELLITE KA KAGA SAARTEY HORN CABLE TV
June 22, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

tmp_16970-HTCY-VS-CALI-GURAY2111075382

(Berberatoday.com)_Muj Cali Guray Gudoomiye ku xigeenkii saddexad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu si kooban uga hadley dacwada ay dawlada Ethopia ka gudbisay Telefishanka Horn Cable Tv isla markaana hawda lagaga saaray

HTCY VS CALI GURAY

Cali Guray oo qoraal kooban oo uu arintani kaga hadlaayo soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook ayaa waxaa uu ku bilaabay:-

“Dawlad degaanka Arimaha Dibadda waxa u qaabilsan Dawladda Federaalka Itoobiyana waa dal iyo dawlad keliya eh laba dawladood maaha. Sidaa daraadeed aniga cadayn iiguma filna. Tan kale maamulka Hctv warkay sheegeen iyo ka lagu baahiyay website-yada aan inoo sheegin meel ay ka soo xigteen wuu kala duwan yahay ee cid walba kay jeceshahay ha iska qaadato” ayuu yidhi Muj .Cali Guray.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews