berberatoday.com
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Secja Oo Cambaareeyey Xadhiga Booliska Degmada Sheekh Kula Kacay Wariye Sidiiq Carab Saleebaan Iyo Xaaladiisa Caafimaad Oo Laga Dayriyey Markii Ay Dhaawacyo U Geysteen Boolisku.
June 22, 2016 - Written by Berbera Today

 

carab

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Secja wuxuu Cambaaraynayaa Xadhigga sharci darrada ah ee Taliyaha Saldhigga degmadda Sheekh kula kacay Wariye Sidiiq Carab Saleebaan Xilli uu ku gudo jiray hawl maalmeedkiisi shaqo, isaggoo waxka duubayey dadweyne cabanayey.

Hargeysa(Berberatoday.com)-War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa lagu cambaareeyay Xadhiga ay Ciidamada booliska Degmada kula kaceen wariye Sidiiq Carab Saleebaan oo maalmihii udanbeeyay kusugan degmada sheekh oo Xaaskiisu dagantahay waxaanu warsaxaafadeedkaasi udhignee sidan
War-saxaafadeed: ujeeddo Cambaarayn Xadhigga Wariye Sidiiq Carab Saleebaan Cali:
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Secja wuxuu Cambaaraynayaa Xadhigga sharci darrada ah ee Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Sheekh Aaamin Maxamed Cabdi kula kacay Wariye Sidiiq Carab Saleebaan . Xilli uu ku gudo jiray hawl maalmeedkiisi shaqo, isaggoo waxka duubayey dadweyne cabanaayey Maadaama oo Dastuurka
Qaranka Somaliland oo ogol yahay in bulshaddu si xor ah u dhiiban karaan Ray’igooda, aragtidooda iyo inay samayn karaan dhaqdhaqaq ay ku muujinayaan dareenkooda waxay diidan yihiin. Sidaasi daraadeed Ururka Suxufiyiinta Secja waxa uu Cod dheer mar kale ku Cambaaraynayaa xadhigga Wariye Sidiiq Carab Saleebaan Cali.
Waxananu usoo jeedinaynaa Xukuumadda Somaliland inay sida ugu dhakhsaha badan xoriyadiisa ugu soo celisay wariyahaa. Sidoo kale markii wakhti badan uu isku hawlay hoggaanka Ururku Xaaladiisa waxanu oggaanay in Ciidamada Booliska dhaawacyo u geysteen Wariyaha markii ay qabanaayeen. isla markaana ay gabi-ahaanba ka faro-maroojiyeen qalabkiisi Warbaahineed. 
Waxanu Ururku cambaaraynaya Hab-dhaqanka guracan ee uu kula kacay Taliyaha Saldhigga degmadda sheekh Aamin Maxamed Cabdi uu u geystay Wariye Sidiiq Carab Saleebaan ee dhaawacyadda leh. Waxanu usoo jeedinaynaa xukuumadda iyo Ururadda xaquuqal insaanku inay degdeg gacan uga geystaan soo fardaaminta Wariye Sidiiq Carab Saleebaan oo xaaladiisa caafimaad laga dayrinaayo markii ay jugo badan u geysteen Ciidamada Boolisku ayaa caawa loo soo dhaadhiciyay Saldhiga Dhexe ee Berbera oo uu ilaa hada ku Xidhanyahay.
Waa bilahi Tawfiiq. 
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Secja 
yaasin Jaamac. 
Office/Hargeysa 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews