berberatoday.com
“Siilaanyo Waa Saaxibkay Laakiin Waxaan Leeyahay Uma Qalantid Inaad Umadda Hogaamisid”Kulmiye Waxa Isku Urursaday Intii Cadhaysnayd Ee Iyagu Colka Ahayd” Daawo AMB: Cawil Shalay Iyo Maanta
June 23, 2016 - Written by Berbera Today

cawil1Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Maaliyadda oo Mustaqbalka Dalka Jamhuuriyadda Somaliland sii Saadaaliyay  Tilmaamayna in Meel Dheer Somaliland laga Dooni doono.

Wasiirkii Hore Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Cahdigii Madaxweyne Rayaale Mudane Cawil Cali Ducaale oo Kumanaan Jamaahiirta Xisbigii Udub Beerta Xoriyadda Hargaysa Ku lahadlayay,ayaa ka Dayriiyay sida uu Dalku noqon doono,isaga oo shaqsi shaqsi isu dultaagay Qoorweynta Kulmiye iyo hadimooyin uu sheegay in ay dalka ka gaysteen.

Mudane Cawil oo isagu ahaa Ragga ugu Dhadhaw Rayaale Waxa si gaar  ah Khudbadiisa ugu beegsanayaa Hogaamiyihii Xisbiga Kulmiye ee Wakhtigaas Haatanna ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Silaanyo),Korneyl Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Xaashi Cilmi iyo guud ahaan Siyaasadda,Aragtida iyo Mabaadida uu ku dhisan Xisbiga Kulmiye oo Wakhtigaa iyagu hanaan qabaliya ku  Olalaynayay.

Haddaba dib u Milicso Shalay iyo Maanta Mudane Cawil.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews