berberatoday.com
“Al-shabaab Inay Noolaato Waa Wax Heshiis Lagu Yahay” Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe
June 24, 2016 - Written by Berbera Today

Kismanyo(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubba Land ee dalkaas Somaliya Axmed Madoobe ayaa ka hadlay sababta ay illaa hadda Al-shabaab uga dabar go’i la’dahay Somalia. Hogaamiyaha maamul goboleedkan oo waraysi dheer lala yeeshay ayaa sheegay in caalamku heshiis ku yahay jiritaanka Al-shabaab iyo sii socoshada qalalaasaha Somalia waa sida uu hadalka u dhigay.

Axmed Madoobe oo arrinkaas ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi:

“Al-shabaab inay jirto oo aanay burburin heshiis ayaa lagu yahay, Al-shabaab maanta halkii ugu jilicsanayd ayay taagan tahay ciidamadeedu kuwa dawladda iyo kuwa AMISOM marka la isku daro haddii toban loo qaybiyo hal meel kagama dhacayaan, hadana maxaa looga adkaan waayay, masuuliyadda koowaad dawladda Federaalka ah ayaa leh waayo maanta haddii aad u baahato ciidan hawlgal fuliya heli maysid laakiin maalinta saadka la bixinayo kumanaan ayaa kuu imanaya anigu maanta askariga rasaas inaanan u helin ayaa laga yaaba ka AMISOM-na malaayiin ayuu qaataa markaa adeer anigu intaan ka ogahay, Beesha Caalamka, dawladda federaalka iyo AMISOM inaan Al-shabaab lala dagaalamin heshiis ayaa lagu yahay”

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews