Daawo-Muuqaal”Nin Shinbiraha Af Yaqaana Iyo Sida Ay Isku Af Gartaan
June 24, 2016 - Written by Berbera Today
Galkacayo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Cali Faarax Yuusuf oo kamida dadka dagan magaalada Gaakacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa uu ilaahay hibo usiiyay inuu afyaqaano shibiraha isaga oo gurigiisana kun quudiya shimbiro aad utira badan Daawo Muuqalka warbixin Idaacada VOA ka diyaarisay.
