Daawo Muuqalka”Barnaamij dhamaystiran Oo Ka Hadlaya Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Xisbiga UCID Ee Sababay In Dacwad Ka Dhan Ah Gudd. Xisbiga Ucid Loo Gudbiyo Guddida Diiwaangalinta Ururada Iyo Axsaabta Qaranka
June 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij dhamaystiran oo ka hadlaya halka uu salka ku hayo Khilaafka Xisbiga UCID ee sababay in dacwad ka dhan ah Gudd. Xisbiga Ucid loo gudbiyo Guddida Diiwaangalinta Ururada iyo Axsaabta Qaranka. Barnaamijka oo daaha ka fayday Gardarada cadaanka ah iyo Damaca qaawan ee uu wado Faysal Cali Waraabe. Waxaan rajayaa in Qof kasta oo daawada uu ka garnaqi karo keebaa gar leh, keebaase gar daran.