berberatoday.com
Dekedda Berberi Ka Qaalisan Heshiiskan DP World La Shir Timi.
June 24, 2016 - Written by Berbera Today

Dekedda Berberi ka qaalisan heshiiskan DP World la shir timi.
Odeyaashii hore ee dhaqanka reer Somaliland baa la yidhi Ingiriiskii ayey ku yidhaahdeen dumarkiinu caruurta kuma dhali karaan wadankayaga, kuwan maanta ma waxa ay oggolaaneyaan
a) In aanay dekedda soo farogelin karin 40 sannadood
b) Board of directors (gudidda go’aamada kama dambeysta iska leh waa toddoba laba ayey Somaliland yeelaneysaa
c) Hadii khilaaf dhaco waxa lagu wada hadleyaa Dubai ama London, hadii la isfahmi waayo, maxkamada la isla tegeyaa waa Dubai ama London
d) 35% ayey Somaliland leedahey
e) Wadooyin iyo mashaariic kale shaqada shirikadan meelnaba kama soo gasho oo waxay shaqadoodu ku kooban tahey Container Terminal Service
f) Heshiisku waa shuraako (jointventure) mana cada faa’idooyin ka badan kuwa maanta ay soo saarto dekedu sida ay ku imaneyso sannadka ugu horeeyaba.
Guumeystihii reer Europe shuriuudahan oo kale kamey oggolaan odeyaashii hore.
Dagaalkii qaboobaa baa dunida ku soo noqdey, dekeda Berberi, waqtigan xaadirka ah dekeda iyo istraatajiyada marinka badda casi waa ka qaalisan yahey heshiiskan. Dawladii afweyne waxa lagu siin jirey 40 million oo dollar sannadkii oo madax banaani lagu heystey.
Shirikaddo ka heshiis qabow oo ka macqyuulsan baa saf ugu jira marinka badda cas.
Waa heshiis ay ka muuqato cadowtinimo iyo degdeg rag daba ka wadaan oo baahidooda u gaara ku dabooleyaan dilaalka ka soo gaadha, waxa ay u muuqdaan in ay cadow ku yihiin jirritaanka Somaliland.
Waa qorshe UAE iyo masaaridu ku daciifineyso awooda dawladnimo ee Somaliland si loogu soo dabaalo Fedraal system u Silaanyo raali ka yahey.
Waxa la gudboon dhammaan reer Somaliland in ay sharaftooda iyo xuriyadooda difaacaan oo gaajo ka doorbidaan in dalkooda maanta laga dhaxal wereejiyo, kan heshiis laguma tilmaami karo.
FB_IMG_1466715319798
Waxa inoo diyaara shirikado 50 by 50 la diyaara oo xuriyadii maamulkana kuu oggol iyo dawladu sallidhigyo ka raba marinkan badda cas iyo maalgelin hal billion gaadheysa. Heshiiskani nuxurkiisu ma dhaafsiisna dilaal ay weheliso baahi shaqsiyaad ku kooban, ma aha mid anfacaaya dad iyo dal xor ah.

Xasan Salebaan Cali

 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews