berberatoday.com
Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani Oo Cambaareeyay Xadhiga Xukumada Siilanyo Kula Kacday Wariye Sidiiq Carab Saleeban Mudo Afar Maalmooda Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Berbera
June 24, 2016 - Written by Berbera Today

Ismaaciil DheegXoghayaha Degmada Berbera ee xisbiga wadani Waxaan halka canbaaraynayaa Xadhiga iyo cabudhinta ay xukumada kulmiye ku hayso saxaafada madax banana ee G/saaxil. Waan canbaaraynayaa xadhiga Wariye Sidiiq Carab Saleebaan oo katirsan Bahda Warbaahinta Gobolka Saaxil kana hawlagala Tvga Madaxa banaan ee SBC ayaa maalintii labaad sife sharcidaro ah ugu xidhan Saldhiga dhexe ee Berbera iyada oo aan xadhigiisa loo marin sida sharcigu jideeyay oo ah in Waaran Maxkamadeed uun Wariyaha lagu Xidhi karo ayaa waxa si sharciga dalka uyaala baalmarsan ay uga soo xidhay Degmada Sheekh Ciidamada Booliska ee Degmada Sheekh ee Buuralayda ah kadib markii Wariyaha oo halkaas kusugnaa maalmihii udanbeeyay isaga qoyskiisa booqday inta ka dibna la kulmay Mudaharaad ay dhigayaan dadka kudhaqan degmadaasi iyaga oo taayiro ku gubay jidadka magaaladaasi sheekh dhex mara, Mudaharaadkaas ayaa la sheegay inay dadka dhigayaayay ku diidanaayeen in shirkada DP World lagu wareejiyo Dekeda caalamiga ah ee Berbera amaba laga kireeyo. Haddii aanu nahay maamulka Degmada Berbera ee Xisbiga Wadani waxa uu aragnaa xadhiga wariye Sidiiq Carab Saleebaan in uu la mid yahay kii lagula kacay wariyayaashii ka horeeyey ee Degmadan Berbera, kuwaas oo dhamaantood loo xidhay in lagu cabudhiyo masuuliyadda ay bulshada u hayaan ee ah inay uga waramaan dhacdooyinka Degmada iyo guudahaanba Gobolka ka jira. Waxa aanaan leeyahay waa sidiiq waa wariye hawl kar ah oo shaqadiisa aqoon u leh ee xoriyadiisii sidegdeg ah haw helo.

 

Aqoonyahan: Ismaaciil C/laahi Cilmi (Dheeg)

Xoghayaha Degmada Berbera ee Xisbiga Wadani

Contact: dheeg99@hotmail.co.uk

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews