berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Khasaaraha Qarax Dhimasho Sababay Oo maanta Ka Dhacay Huteel Naasa Hablood Muqdisho
June 25, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday Qarax iyo weerar toos ah oo maanta galinkii dambe  ka dhacay Huteel Nasa Hablood ee magaalada Muqdisho

Gaadhi Hubeysan ayaa lagu qarxiyay Albaabka hore ee Huteel Naasahablood kadibna ciidamo hubeysan ayaa toos u galay Gudaha Huteelka sida ay sheegayaan Goob joogayaal ku sugan magaalada Muqdisho.

Goob joogayaashu waxay sheegayaan in xabad xoogani ka dhacayso Gudaha Huteelka, halkaasi oo ay ku dagaalamayaan Ragii Huteelka galay iyo Ciidamada Qaranka Somaliya.

Wali khasaaraha rasmiga ah ee Weerarkan lama sheegin balse waxaa la sheegayaa in kaalin shidaal oo huteelkaasi ku agtaalay ay aad u gubaneyso.

Sarkaal ka tirsan ciidamada booliiska Somaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada iyo kooxda huteelka soo weerartay ay gudaha ku dagaalamayaan.

Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Somaliya ayaa sheegatay inay qaraxan ka dambaysay .

hablo_4 hablo_7

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews