Madaxwayne Wiilkiisa Umagacaabay Madaxwayne Kuxigeenkiisa Oo Dunida Ka Yaabiyay
June 25, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea oo ku yaal badhtamaha qaaradda Afrika Mr. Teadoro Obiang’s Nguema, ayaa wiilkiisa curad oo la yidhaa Teodoro Obiang’ Mangue u magacaabay inuu noqdo Madaxweyne-ku-xigeenkiisa.
Madaxweyne Teadoro waxa uu wiilkiisa u magacabay Madaxweyne-ku-xigeenka labaad ee dalka, kadib markii qaab-dhismeedka dawladdiisa la beddelay, lana sameeyey hab cusub.