berberatoday.com
War deg-deg Ah”Madaxtooyadda Oo Xabsiga Utaxaabtay Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yasiin Iyo Laba Sarkaal Oo Xisbiga Ucid Katirsan
June 25, 2016 - Written by Berbera Today
rooda axmed yasin
Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Gudoomiyihuu Xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil marwa Rooda Axmed Yaasin iyo laba Wiil oo dhalinyaro, oo katirsan saraakiisha Xisbiga UcidKuwaas oo kasoo baxay magaaladda Berbera kuna soo jeeday magaaladda Hargeysa, ayaa lagu Xidhay Saldhig ku yaala degmada Mandheera gaar ahaan magaalada Sheekh Abdaal.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil Rooda Axmed Yasiin ayaa iyo dhalinyaradan ayaan la garanayn sababta keentay Xadhigooda, Hase-yeeshee warar lagu kalsoon yahay ayaa sheega in amarka xadhigooda uu bixiyey Gudoomiyaha Degmada Mandheera Cumar Cali Xuseen(Buraale)oo kaashanaya Ciidanka Booliska Degmadaas iyada oo amarka guud ee Masuuliyiintan lagu Xidhayna la sheegay in laga soo Bixiyay Madaxtooyada Hargeysa kadib markii laga war helay inay Berbera kasoo baxayaan kuna soo jeedaan Caasimada Hargeysa waxaanay wararka aanu ka helay sheegayaan in la garaacay labada dhalinyarada ah ee lasocday Gudoomiyaha ilaa hadana ay ku xidhan yihiin Saldhiga Magaalada abdaal waxaana laga yaabaa in Saacadaha soo socda loo qaado dhinaca caasimada hargeysa ama Berbera loo soo gudbiyo
Saddexdan xubnood ee uu ku jiro Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil ayaa kamid noqon doona dad maalmihii u danbeeyey ay ugaadhsanayeen Ciidamada boolisku
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews