Daawo Muuqalka”Barnaamij Ka Hadlaaya Taariikhda Xuska 26-ka June Oo Somaliland Looga Dabbaal-degayo
June 26, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Kooban oo ku saabsan Xuska 26-ka June oo ku beegan 56 Guurada ka soo Wareegtay Xilligii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Gumeystihii Ingiriiska