berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maxkamadda Gobolka Hawd Oo Xukuno Kale Duwan Ku Riday Magafayaal Dadka Tahriibin Jiray
June 26, 2016 - Written by Berbera Today

Baligubedle(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobolka Hawd ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday 5 Eedaysane ku waasi oo lagu soo eedeeyey Dambiyo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Magafayaal Dadka ka Tahriibin jirey jiida Gobolka hawd iyo sidoo kale Eedaysanayaal ay Maxkamadu ku Heshay inay Burburiyeen Jidka laamida ah ee isku xidha Magaalooyinka Hargeysa iyo Bali-gubadle ee dhismaheeda gacanta lagu hayo.

qqqq
Maxkamada Gobolka Hawd waxay Eedaysanayaashan ku Xukuntay xadhig iyo ganaax lacageed
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hawd Sh.Cabdilaahi Muxumed Aw Cabdi ayaa ku dhawaaqay xukunkan lagu riday 5 eedaysane
Sidoo kale waxaa Xukunka Ka Hadley Saraakiisha Booliska iyo Asluubta ee Gobolka Hawd waxayna fariin adag ay u direen dadka isku daya inay ku kacaan Dambi noocan oo kale ah
Geesta kale waxaa iyaguna Xukunka Goob joog ka ahaa Maayorka Deg.Baligubadle Cabdi iimaan jaamac iyo Badhsaabka Gobolka Hawd ibraahin X. Xasan Cali waxayna Masuuliyiintani soo dhaweeyeen Xukunka Qaabkuu u dhacay waxayna dhawaaq dheer ku sheegeen in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cidii lagu qabto iyadoo gacanta kula jirta Dambi noocan oo kale ah.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews