berberatoday.com
Ciyaaryahan Messi Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Fadhiisanayo Ciyaaraha Xulka Qaranka Dalkiisa
June 27, 2016 - Written by Berbera Today

Buenes Aires(Berberatoday.com)-Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday in uu ka fariisanayo kulamada caalamiga ah ee uu dalkiisa u safto, kaddib markii uu khasaariyay gool ku laad, ciyaartii ay xalay fiinaalka Copa Amerika Chile uga qaaday Argentina.

Chile oo finaalkii kan ka horeeyay ka qaaday isla Argentina, ayaa waxaa ciyaartii xalay sida tii ka horeysay ay kusoo idlaatay rigoorooyin ama gool ku laad.

Argentina ayaa ku guuldaraysatay afar fiinaal oo ay gaartay sagaalkii sano ee lasoo dhaafay.

Messi, oo 29 jir ah, ayaa sheegay in uu dadaalay intii karankiisa ah, balse uu aad uga xun yahay inuu koobab ku guuleysan waayo.

Laacibkan ayaa naadiga uu u dheelo ee Barcelona waxa uu la qaaday 8 koob oo La Liga ah iyo 4 Champions Leagues ah.

Balse biladda keliya ee uu kulamada caalamiga ah ka haysto ayaa ah dahab la gudoonsiiyay ciyaarihii Olympiga ee sanadkii 2008.

 

 

 

Berberatiday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews