Daawo Muqaalka”Madaxweyne Siilaanyo Oo Dadweynaha Reer Saaxil Ugu Hanjabay Inuu Gacan-bir Ah Ku Qabqaban Doono Iyo Cafis Uu Hanjabaadii Ka Danbeeysiiyey Oo Su”aallo Ka Dhasheen
June 27, 2016 - Written by Berbera Today
“Waxaan u digayaa dadka ku hawlan inay carqaladeeyaan mashaariicda Horumarka ee dalka ka socda, waxaan leeyahay dawladi Indho Qudhaanjo ayay leedahay”ayuu yidhi madaxwayne Siilaanyo oo ka khudbad dheer ka jeediyay Xuska sanad guuradii 56aad ee kasoo wareegtay maalintii Somaliland Xornimada ka qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska.