berberatoday.com
Gudoomiye Ciro Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtey Isla Galabtana Cisbitalka Ku Booqdey Muj Boobe Yuusuf Ducaale+(Sawiro).
June 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo waayihii u danbeyey safar ugu maqanaa qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey

 

Gudoomiyaha oo  ka soo degay garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani iyo xildhibaano golaha wakiilada ka mid ah

2

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa markii  uu maanta duhurkii dalka yimid waxaa uu isla galabta uu cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa  ku booqdey mujaahid Boobe Yuusuf  Ducaale oo maalmihii u danbeeyey  halkaasi u jiifay  xaalad caafimaad gudoomiyaha ayaa muj Boobe Yuusuf Ducaale uga baryey in uu caafimaadka u sidaayo

1

Ugu danbeyntii  gudoomiyaha ayaa la filayaaa in uu maalinta bari ah uu warbaahinta kula hadlo xafiiska xisbiga Waddani ku leeyahay  Magaalada Hargeysa isla markaana uu ka war bixiyo safarkii uu ugu maqanaa dalalka Qaarada Yurub

3

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews