berberatoday.com
Ciidamada Booliska Burco Oo Xabsiga Utaxaabay Wariye Katirsan Warbaahinta Dawlada Iyo Sababta Xadhigiisa
June 28, 2016 - Written by Berbera Today

SabriBurco(Berberatoday.com)-Waxa goor dhaweyd Xabsiga weyn ee Magaalada Burco lagu xidhay Wariye Cabdisatar Cabdilaahi Cali oo ku magacdheer Sabri isla markaasina ka mid ah suxufiyiinta Ka hawl gala Magaalada Burco gaar ahaa Tvga qaranka Somaliland, waxaana suxufiga la xidhay ka dib markii ay wax ka duubeen isaga iyo Suxufiyiin kale Dad ka cabanaayey Dad la sheegay in xalay lagu laayey deegaanka Gorgor oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada degmada Gaashaamo ee Kilalka shanaad ee Itoobiya.

Xadhiga wariyahani ayaa waxa amray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade oo Ku sugan magaalada Burco Isaga iyo wasiiro kale oo ka Tirsan xukuumada Somaliland waxaana Lagu eedeeyey in uu abaabulay dadkaasi Gadoodsanaa ee Ka Cabanaayey Falalka arxan darada ah ee Maamulka ina ilay uu ku Hayo dadka dega Deegaanada Xuduudka ka Talowsan ee Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland.

Xadhigani lagula Kacay suxufi Cabdisatar Cabdilaahi Cali ayaa ka mid noqonaaya Tacadiyada ka Dhanka ah Suxufiyiinta Ka hawl Gala somaliland oo Gudanayaa waajibaadkooda Shaqo.

 

 

Xigasho Haqabtirenews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews