berberatoday.com
Cadaalad daroda ka jirta wasaaradaha iyo kala danbayn la.aanta Hay.adaha dawlada waxaa Tusaale u ah Wasaarada Boosaha
June 30, 2016 - Written by Berbera Today
Cadaalad daroda ka jirta wasaaradaha iyo kala danbayn la.aanta Hay.adaha dawlada waxaa Tusaale uh Wasaarada Boosaha
Wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiinta ayaa tacadi iyo cadaalad daro ku samaysay shaqaalaha wasaaradaasi ka dib markii ay si sharciga ka baxsan u ruqsayasay qaar ka mid ah shaqaalahaasi kuwaasi ku sheegtay inay noqdeen hawl gab iyo maqnaashiyo,shaqaalaha ay wasaaradu  hawl gabka ku sheegtay ayaa ah kuwo aan gaadhin hawl gab,sidoo kale wasaarada ayaa hadana ka dhego adaygtay waraaqo arintaasi lagu joojinayo oo ay soo qortay Hay,ada shaqaalahu iyo waliba Muumulka Gobolka shaqaalahaasi laga ruqseeyay,
tusaale ahaan Jaamac  Aniga oo ah Cali Cabdi Diiriye oo kana mid ahaa shaqaalaha wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiinta ee Gobolka Togdheer isla markaana ah nin dhalinyaro ah ayay wasaaradu ku sheegtay inaan hawl gawl gabnimada  gaadhay da,dii sida ku cad warqada ay qoreen labada masuul ee lakala yidhaahdo Axmed C/laahi Ibraahin iyo C/rahmaan  Maxamud Cabdi oo ka mid ah saraakiisha wasaaradaasi,intaasi ka dib ayaa hadana Ha.ada shaqaaluhu ogaatay inaanan  ahayn ahawl gab sida ku cad waraaqda ay soo qortay 5-11-2012
 Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Togdheer   ayaa isaguna cadeeyay   inaanan ahayn hawl gab sida ku cad waraada ku taariikhaysan 02/10/2014  Ref –XMGT/G/19/353 taasi oo uu                                                Gudoomiyhu ku dalbanay in muwaadinkaas loo soo daayo mushaharkiisa
Sidoo kale waxaa xusid mudan in wasiirka wasaarada Boosaha uu isna qoraal garawshiiyo ah ka qoray arintan isla markaana amar ku bixiyay in mushaharka lay soo daayo sida ku cad waraaqada uu qoray= may -12-2012
arintani waxay sababi gaadhay in shaqaalaha wasaarada Boosuhu ay ku sigtaan inay khalaadaad galaan ka db markii shaqaalahoodii qaar ka mid ah cadaalad daro lagula kacay cidina waxba ka qaban wayday,isla markaana wasaarada Boosaha iyo is gaadhsiintu cid gaara gacanta ugu jirto dawladina  aanay ka war hayn,arimahaasi oo cadaana ahi iyo kuwa la mi ah ayaa wasaarada ka dahcay waxaanay ku tusinaysaa sharci darada iyo caadaalad xumada ka jirta wasaaradaha dawlada.
Alaa mahad leh
Jaamac gaas
Tel-4318319
Email-jamagaas@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews