Warbaahinta Ka Hawl Gashay Magaalada Hargeysa Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xadhiga Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim + Muuqal.
June 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah warbaahinta ka hawl gashay magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay ka hadleen xadhiga ay xukuumada Ethiopia Gaar ahaana ismaaamulka somalida ee Dalkaasi u geysteen Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim
Saxafiyiintan oo hadalka iskaga dabo maray waxaa ay madaxweyne maamulka Kililka Shanaad ka codsadeen in wariyahaasi sida ugu dhakhsaha badan xoriyadiisii loogu soo celiyo